Ciidamada Danab oo howlgal ku dilay Cismaan Gaab iyo ilaalo la socotay

Ciidamada Xoogga dalka ayaas shaaciyey iney dileen Madaxii Al–shabaab u qaabilsanaa degaanada Awdheegle, Mubarak iyo Daarusalaam ee gobolka Sh/hoose. Sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Taliska Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, ninkan oo magaciisa lagu sheegay Cismaan Gaab ayaa lagu dilay howgal Ciidan oo ka dhacay  duleedka degaanka Awdheegle. Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage … Continue reading Ciidamada Danab oo howlgal ku dilay Cismaan Gaab iyo ilaalo la socotay